Fariimo cusub oo caawa loo diray Xildhibaanada Golaha shacabka Somalia

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ee Muddo Xilleedkiisu Dhammaaday ayaa loo diray farriin cusub Fariinta ayaa Xildhibaanada ku wargelisay in beri oo Isniin ah, kuna beegan 08 Febraayo uu jiro kulanweynihii Golaha Shacabka. Agendaha kulanka looga hadlayo ayaa xildhibanada loogu sheegay iney yihiin labo qodob oo kala ah:- – Akhrinta 3aad ee Wax ka bedelka sharciga Waxbarashada … Continue reading Fariimo cusub oo caawa loo diray Xildhibaanada Golaha shacabka Somalia